SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shirka Madasha Qaran oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa galay maalinkii Labaad, waxaana dood adag ay ka jirtaa Qodobada qaar oo Madaxdu ay isku fahmi la’yihiin.

Madaxda ayaa waxa ay ka doodayaan arrimo ku aadan Doorashooyinka Dalka, inkastoo Madaxda Madashada aysan si rasmi ah uga hadlin shirkan.

Madaxda Madasha Wadatashiga ayaa shalay waxa ay isla soo qaadeen hormadarada laga gaaray Doorashooyinka iyo sida ay gaba gabada ugu dhow yihiin.

Puntland oo shirkan uu uga qeyb galayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa waxa uu soo bandhigay cabashada Puntland ay ka qabto xubnaha Aqalka Sare ee laga soo xulayo Sool iyo Sanaag.

Madasha ayaa sidoo kale waxa ay ka hadli doonaan xilliga ay dhaceyso Doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®