SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Howlgal balaaran oo saakey ka socda degmada Buurhakaba

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgal balaaran waxa ay ka Sameynayaan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska degmada Buurhakaba ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka wadaan degmada howlgallo lagu baadigoobayo dagaalyahanada ka tirsan Al-Shabaab ee lagu tuhmaayo in ay joogaan Magaalada.

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska degmada Buurhakaba Maxamed Ibraahim Cabdulle ayaa sidoo kale sheegay in ay xaqiijiyaan ammaanka degmada Buurhakaba.

Waxaa uu sheegay in ay baaritaano dheeraad ah in ay ku sameyn doonaan dadka lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ee howlgalka lagu soo qabto.

Shalay ayay aheyd markii Qarax miino oo geystay khasaare uu ka dhacay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®