SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Weriye caan ah oo lagu dilay Waqooyiga dalka Iraq.

Boliska magaalladda Kirkuuk ayaa sheegay in Kooxo aan la aqoonin oo watay gaari ay toogteen Weriyahaasi oo lagu magacaabi jirey Taabit Al-cubaydi, xilli uu ku sii jeeday Xaruntiisa shaqo oo ku taalla Bartamaha Kirkuuk.

Taabit Al-cubaydi waxa uu Madax ka ahaa Idaacad Deegaanka (A local Radio Station) oo lagu magacaabo Baba Gurgur, oo baahiya Warar iyo Barnaamijyo ku baxa Luqadaha Carabiga, Kurdishka iyo Turkmenka.

Marxuumka oo 38 jir ahaa waxa kale oo u shaqeynayey Shabakadda Wararka ee Iraqi Media Network.

Geerida Weriyahaasi ayaa ah tii labaad oo maalmo gudaheeda lagu dilo Weriye, iyadoo maydka Saxafi kale laga helay agagaarka Deegaanka Dohuk ee Maamul-gobaleedka Murdistaanka ee Waqooyiga Iraq.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®