SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Hogaamiyeyaasha Madasha oo maanta Muqdisho ku shiraya

Sida ay horay u sheegeen Wakiilada Qaramada Midoobey iyo sidoo kale IGAD waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Muqdisho Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

Shirka ayaa intabadan diirada lagu saaraya arimaha doorashooyinka .

Waxaa ka mid ah qodobada sida aadka ah looga hadli doono tabashada ay qabaan maamulka Puntland ee ku aadan doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland.


Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa hadda lagu soo afjaray Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®