SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qarax ay ku dhinteen 6 qof iyo dhaawaca 10 kale oo ka dhacey Degmada Buurhakaba

Ugu yaraan 6 qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Suuqa Khudaarta degmada Buurhakaba uu Qarax xoogan ka dhacay.

Qaraxa ayaa yimid kadib markii Miino lagu aasay fariisin Ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin Suuqaasi Khudaarta lagu iibiyo ee degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay.

Dadka wax ku noqday Qaraxa ayaa dhamaan la sheegay in ay ahaayeen dad shacab ah oo ku sugnaa Suuqa wax ka dhaceen.

Ma jirto cid sheegatay Masuuliyadda weerarkaasi balse Al Shabaab ayaa looga bartay weerarada nuucaasi ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®