SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowlada Mareykanka oo shaacisay Tirada Weerarada uu ka geystay Soomaaliya inta ay dhanyihiin

Warqad madexxweeynaha Mareykanka Brack Obama uu udiray Golaha Wakiiladda Mareeykanka ayaa waxaa uu uga Warbixiyay Hoowlagaladda Military iyo Ciidamadda Mareeykanka ka jooga Qeeyba Badan oo Dunida ah.

Warbxinta Obama ayaa waxaa ay Soo hadalqaaday Hoowlagaladda Cidamadda Mareeykanku ay ka fuliyaan Wadamo Badan oo ku yaalla Africa iyo Bariga dhexe oo ay ku jirto Soomaliya.

Warbxintaan oo lagu Daabacay Website-ka Newsroom Amarica, ayaa Qeeybtii Soomaliaya uu uga Hadlayay Obama Waxaa uu ku yiri.

Ciidamadda Dowladda Mareeykanka waxaa ay Sii wadaan Sii wada Ladagaalanka Argagixisadda kana Hortagaya Qatarta Xookaxaha Al-qaaciddo ku Xirran e fadhigoodu yahay Soomaliya ee alshqabaab, Ciidamadda Mareeykanku waxaa ay Lataliyaan, Caawiyaan, Xilliyadda Qaarna ay ku lamaananyihiin, Ciidamadda doowladda soomalia iyo kuwa AMISOM in ta ay Socdaan Howlgaladda Ladaalanka Alshabaab.

Ciidamadda mareeykanku waxaa ay Sidoo kale Fulliyeen Duqeeymo iyagoo kaashanaya Ciidamadda Dowladda Soomalia iyo kuwa AMISOM, Duqeeymahaasina waxaa ay Dhaceen, June 21, July 20, July 31, August 31, September 25, and September 28, 2016.

Warbixintaan laguma faah-faahin Weeraradaan meelaha ay ka Dheceen iyo cidda Lalbeegsaday intaba.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®