SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Somaali Si Sharci Darro ku qaadatey Aqoonsiga Kenya oo La Xiray

Howlgal baaritaano ahaa oo Ciidamada Kenya ay sameayeen ayaa waxaa lagu soo qabtay Laba ka mid ah shaqaalaha xafiiska diiwaangelinta dawlada Kenya (NRB) iyo 16 qaxooti ah oo u badan Soomali kuwaasi oo sida sharci-darrada ah ku qaata dukumentiyada Kenya.

Linet Omare Nyaboke iyo Joyce Kwamboka Mokua oo labada ah muwaadiin kenyaan ah ayaa lagu qabtay xaafadda Islii ee Soomalida ay ku badan tahay iyo xerada Dhadhaab ee Gobolka Woqooyi bari ee dalka Kenya sida ay xaqiijiyeen laamaha amaanka dalka Kenya.

16 shisheeyaha oo ay ku jiraan 13 qaxooti Soomaali ah ayaa sidoo kale lagu qabtay Islii ka dib markii lala xiriiriyay sharciyeenta tuugnimada ah, sidoo kale booliska Kenya waxa ay sheegeen in labada shaqaalaha ee NRB ay ka iibinayeen waraaqaha ay ku jiraan kaararka aqoonsiga dadka ajnabiga ah.

Tani ayaa badinaysa walwalka ku aadan in kooxaha Argagixisada ay helaan dukumentiyada Kenyaan-ka ee muwaadinimada.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®