SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiirada Somaliland uga jira Dowlada Soomaliya oo Lagu Eedeeyay in ay Boobeen wixii oo dhanba

Af-hayeenka Odoyaasha Dir Waqooyi ee Maamulka Soomaaliland Boqor Maxamed jaamac Suldaan Cumar ayaa sheegay in xubno ka tirsan dowlada Somaliya gaar ahaan xukuumadda Soomaliya ay wadaan abaabul ay ku donayaan in ay uga qeybgalaan dorashada xubnaha umtalaya.

Afhayeenka Odoyaasha dir Waqooyi ee Maamulka Somali-land waxa uu intaas ku daray hadalkiisa in arintaasi u sigaar ah uga damabeeyo Raisulwasaare kuxigeenka Xukuumadda Federalka Soomaliya Maxamed Cumar Carte (Qaalib) iyo xubno kale oo xukuumadda katirsan kuwaasi oo uu ku eedeyay in ay soo qorteen xubno aan ku jirin liiski ay soo gudbiyeen guddiga dorashoyinka Gobolada Woqooyi.

Afhayeen Boqor Maxamed Jaamac oo si hadlaya ayaa tilmaamay xubnaha katirsan dowlada ee kasoo jeeda Gobolada Woqooyi in aysan talo iyaga kaliyah ku laheyn in ay so jeediyaan xubnaha u tartami doona 2-aqal e baarlamaanka balse odoyasha talada ay dhankooda ay ka leeyihin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®