SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Lacago la sheegay in lagu Bixinaysa Xarumo lagula Dagaalamo Al-Shabaab iyo Daacish

Dowladda britian oo 568-Milyan oo lacagta Isterliinka ah doolar ahaane u dhiganta ($721.567) ku bixineysa dhismaha xarumo ay kula dagaalanka Daacish iyo Al-Shabaabka Soomaaliya.

Sida ay qortay Jariiradda Express ee kasoo baxda Britian waxaa soo baxaya warar sheegaya in xukuumadda london ay lacago ugu deeqday dhismaha xarumo lagula dagaalamo Al-Shabaab iyo Daacish.

Xukuumadd london ayaa sheegtay in xarumahaani dhismaheedu ay ka hirgalinayaan soomaaliya ay si gaar ah ugu tala gashay la dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish oo ay sheegtay in ay khatar ku yihiin Nabadda Geeska Afrika sida ay sheegeen.

UK waxa ay bixisaa mashaariic hormarineed oo ay kasameyso caalamka taasi oo miisaaniyadeeda kamid ah waxa ayna badi ku bixiyaan gar-gaarka bani aadamnino ee dunida oo ay gaareysay 10-kii sano ee ugu dambeysay taasi oo ku baxday lacag dhan 13 billion pounds.

Sanadkii 2014 ayee sheegay Dowladda England in ay gar-gaar ahaan u bixisay 7.0% ka mid ah hantidaasi ay u fushoargaarka caalamiga ah.

Warbixin dhawaan lasoo saaray ayaa lagu sheegay in lacagaha gar-gaarka ah ay dowladda ingiriiska ay soomaaliya usoo dirto ay qaar kamid ah u gacan gashay Al-Shabaab.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®