SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

Shirka hoggaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu berri ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Madaxda maamul goboleedyada Qaar ayaa Maanta lagu Wadaa in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka.

Shirka ayaa looga hadlaaya doorashooyinka Soomaaliya , gaar ahaan tabashada ay qabaan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee ku aadan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi.

Sida uu sheegay Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating shirkaan ayaa sidoo kale looga hadli doonaan dib u dhacyada joogtada ah ee ku imaanaya doorashada Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®