SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

AMISOM oo faah faahin ka bixisay howlgallo ay ka sameeyeen Degaanka Bariire .

War ka soo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen Degaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose ay ku Dileen ugu yaraan 7 Dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab.

Sidoo kale AMISOM ayaa shaacisay in ay dhaawaceen ilaa iyo 9 kale oo ka mid ah Xarakada Al Shabaab.

Waxaana ay meesha ka saareen in Howlgalkooda ay ku dhibaateeyeen Shacabka degan deegaanka Bariire ee Howlgalka ay ka sameeyeen

Dhawaan ayaa waxaa soo ifbaxayay warar la xiriira in Ciidamada AMISOM duqeymo ay ka geysteen Deegaanka Bariire ay ku dileen Aabo iyo Caruur uu dhalay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®