SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Soomalida Ku Nool Gobolka Ohio oo ay sii Badatay Cabsidu, Kadib Weerarkii Dhacay

Bulshada Soomaliyeed ee ku nool magaalada Columbus Gobolka Ohio, ee dalka Mareykanka uu kulan ku yeeshay Magaaladas ayaa cabsi badan ka muujisay weerarada kusoo badanaya dalkaas oo ay geysnayaan dhalinyaro Soomaliyeed.

Soomalida badankooda waxa ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in ay la shaqeyaan Laamaha amaanka dalka Mareykanka si loogu hortago dalinyarada Soomaliyeed ee weerarada ka geysta dalkaas, oo sameyn ku yeelato dadka Sooamalida.

Dhanka kale Laamaha amaanka magaalada Columbus Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxa ay sheegeen in ay wali wadaan baaritaano ku aadan sida C/risaaq Cartan ay ugu suurta gashay in uu ku fuliyo weerarka lagu dilay 11-ka ruux.

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump oo ka hadlayay weerarka dhacay ayaa sheegay in ninkii Soomaaliga ahaa ee dhowrka qof ku dhaacaway jaamacad ku taalla Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ka hor inta aan isaga la toogan uu ahaa qaxooti aan mudneyn inuu markii horaba dalka sii joogo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®