SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ururka Iskaashiga Islaamka oo Abaaraha ku dhuftay Soomaaliya ka hadlay

Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa ugu baaqay dalalka Caalamka in sida ugu dhaqsiyaha badan loo gargaaro dad ay abaaruhu saameyeen ee ku sugan gudaha Soomaaliya.

Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa ka dalbaday dalalka ka mid ah ururka in ay qaadaan tilaabooyin deg deg ah oo lagu caawinayo dadka ku sugan Soomaaliya ee abaaraha ay saameynta ku yeesheen.

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa sheegay in ay ku dadaali doono sidii loo caawin lahaa dadka ku xoolo beelay abaarta ku dhufatay Soomaaliya.

Madaxda ururka Iskaashiga Islamaaka ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ay ka shiri doonaan abaaraha ka jira Geeska Afrika.

Waxa ay xuseen in ay kasii dareyso abaarta ku dhufatay Soomaaliya oo Saameyn Ba’an ku yeelatay dadka xoolo dhaqatada ah.

Hadalka kasoo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa kusoo beegmaya xilli abaaro ba’an oo sameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ay ku dhufteen inta badan gobolada dalka Soomaaliya.

Ururka Iskaashiga Islaamka oo Abaaraha ku dhuftay Soomaaliya ka hadlay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®