SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Deeqda Ingiriiska ay siiso Soomaaliya oo ay shegtay in ugu Danbeyn uu Gacanta u galo Al-Shabaab

Wargeeyska Daily mail ee kasoo baxa Dalka ingiriiska ayaa daabacay Warbixin si weeyn u faaqideeysa meela ay ku baxdo kaalmasda ay Dowladda ingiriiska siiso Soomaliya.

Dowladda ingiriiska yaa waxaa ay Deeq Gar-gaar ah siisaa Soomaaliya iyadoo usoo marsiineeysa Heey’addo Maxalli ah iyo kuwo Caalami ah, waxaana lashaaciyay in qeyb ka mid ah kaalmadda dowladda ingiriiska ay siiso Soomaliya ay gacanta u gasho Dagaalamaaya Al-shabaab iyo daacish.

Qoraallo si qarsoon loo helay oo ay daabacday Waaxda Dowadda Britain u qaabilsan Horumarinta caalamiga ah ayaa Waxaa ay muujineeysaa in Sababta koowaad oo ay Kaalmadu gacanta ugu gashay Uruuradda kasoo Horjeedda Dowladda Somali ay tahay in Gacanta loo galiyay Heey’addo u Calool nugul Argagixisadda.

Lataliyaal la wareeystay ayaa sheegay in Saraakiisha Kormeerku ayasan Awood u laheeyn in ay tagaan Goobaha lagu Bixiyo kaalmmadda si loo soo kormeero.

Saraakiil ka tirsan waaxdda Horumarrinta Caalamka u qaabilsan Ingiriiska ayaa qiray in Dadaaladii Caalamiga ahaa ee uu hugaaminay Ra’iisul wasaarihii Hore ee ingiriiska David Camrom Xilligii ay socotay qeybo badan oo dalka Soomaliya ka mida ha aysan amaan ahayn, islamarkaana Lacago badan oo kaash ah Dowladda ingiriisku ay ku bixisay Soomaliya, taasi oo Qeyb ahaan Gacanta u gashay al-shabaab iyo Dacish.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®