SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mid ka mida shaqalaha Shirkadaha Duulimaadyada ee Juba Airways oo lagu Dilay Muqdisho Xalay

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in xalay Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho, waxey ku dileen Nin la sheegay in uu la shaqeynayay Shirkada Duulimaadyada ee Juba Airways.

Goobjooge ayaa waxuu sheegay in Dilka Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Qalinle uu ka dhacay Xaafada Baqaar-feysal ee Degmada Hiliwaa.

Dableyda dilka geystay oo ku hubeysnaa bistoolada ayaa durbaba isaga baxsaday goobta, sida goobjoogaha uu tilmaamay.

Ilaa iyo hada majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulka Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir oo ku aadan Dilka ka dhacay Degmadaasi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®