SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Heshiiskii Gaalkacyo Oo Halis Ugu Jiro in uu Burburo mar kale

Xiisada Dagaal oo u Dhexaysa Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa marka kale dib uga soo cuboonaatay Galbeedka Magaalada Gaalkcyo ee Gobalka Mudug.

Rasaas goos-goos ah oo iskugu jira hubka culus iyo qoryaha fudud kuwaas oo ay iswedaarsana Ciidamada la bada Maamul Puntland iyo Galmudug.

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka mid ah Waxgaradka Gobalka Mudug ee Galmudug oo la hadlay Idaacada Simba ayaa Sheegay Dagaalka Gaalkacyo uu cusboonaad Bilaabeen Ciidamada Puntland oo wali Madaafiic ku Garaacaya Xaafada Koofurta Magaalada oo ka arimo Maamulka Galmudug.

Nabadoonka ayaa Beeniyey Magaalada Gaalkacyo ay ka Howlgalaan Ciidmada Kumaandoooska Soomaaliya kuwaa oo dhawaan Dowlada Soomaaliya ay udiray Gaalkacyo si ay ula wareegaan Gobahii Dhamaan ay ku dagaalamaay Maamulada Galmudug iyo Puntland.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®