SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Cabsi soo wajahday Soomaalida Ohio ka dib markii uu hadlay Madaxeynha la Doortey

Gobolka Ohio Todobaadakan waxaa ka dhacay weerar wiil Soomaali ah uu ku qaaday Jaamacadda Ohio ee Dalka Mareykanka, waxaana uu halkaasi ku dhaawacay ku dhowaad 10 Qof.

Weerarkaasi kadib ayaa waxaa cabsi fara badan ay soo wajahday soomaalida ku nool Dalka Mareykanka gaar ahaan kuwa Gobolka Ohio, iyagoo ka cabsi qaba in dhibaato ay u geystaan Dadka aadka u neceb Soomaalida iyo Muslimiinta.

Soomaalida ku nool Mareykanka oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in cabsi iyo wal wal fara badan uu la soo dersay, sidoo kalena mar walba ay ku joogaan Dareen gaar ah, waxaana ay codsadeen in arrintan wax laga qabto.


Shalay ayay aheyd markii Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump uu sheegay in ninkii Soomaaliga ahaa ee dhowrka qof ku dhaacaway jaamacada Ohio ka hor inta aan isaga la toogan uu ahaa qaxooti aan mudneyn inuu markii horaba dalka sii joogo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®