SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/08/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Xaaf oo Baarlamaanka Galmudug hor geynaya Wasiirada Csusub ee uu magacaabey

 


Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa in Baarlamaanka Maamulkaasi uu horgeeyo Golaha Wasiiradda Cusub ee uu dhawaan Soo Magacaabay.

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug Xaaf uu Baarlamaanka hor geyn doono Wasiiarada Cusub islamarkaana uu Baarlamaanka ka horjeedin doono Qudbad ku aadan in ay u Ansixiyaan Wasiiradda.

Xildhibaanada Galmudug ayaa ku kala Aragti duwan Ansixinta Wasiirada Cusub ee Galmudug,iyadoo Wasiirada intooda badan ay yihiin kuwii shaqeyn jiray Xilligii uu Madaxweynaha ahaa Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®