SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/08/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo maanta iscasilaya si uu u Noqdo musharax Madaxweyne

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa lagu waddaa in uu xilkaasi iska casilo saacaddaha soo socda sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland

C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa sidoo kale ah guddoomiyaha xisbiga wadani.

Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Somaliland Cali Yuusuf ayaa warbaahinta u sheegay in saacaddaha soo socda uu iscasilo doono C/raxmaan Maxamed C/laahi.

“Guddoomiyaha ayaa soo jeediyey inuu meesha ka tago, waxaana uu naga dalbaday waqtiga, waana u sheegnay Arbacada, xildhibaannadana waan isugu yeernay.” Ayuu yiri Cali Yuusuf.

C/raxmaan Ciro ayaa ah musharrax Madaxweyne ee Xisbiga Wadani, waxaana uu rajo weyn ka qabaa in uu Somaliland Madaxweyne ka noqdo.

Degaanada maamulka Somaliland ayaa lagu waddaa bilaha soo socda in lagu qabto doorasho qof iyo cod ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®