SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/08/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gogoshii Nabadeed Ee Taalay Jowhar Oo Lagu Kala Tegay ka dib markii la isku afgaran waayey cidii wadilaheyd

 

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa dhawaan ka furmay shir lagu heshiisiinayay Beelihii ku dagaalamay deegaano hoostaga degmada Cadalle,waxana la sheegay in shirkaas haatan la isku fahmi waayay.

Cali Siciid oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in arinta la isku qabsaday ay tahay in Beelahaas ay dhex dhexaadiyaan Masuuliyiinta dowladda Dhexe iyo kuwa Hir-Shabeelle,halka dadka qaarkood ay soo jeediyeen in Beesha Mudulood ahaan xal loo raadiyo taas oo dadka qaar ay diideen.

Waxa uu sheegay in haatan wax shir ah uusan socon balse ay socdaan wadahadalo ku aadan sidii dib markale uu shirkaas u furmi lahaa sixal looga gaaro dagaaladii ka dhacay tuulooyin hoostaga degmada Cadalle.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®