SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
30/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Bangiga Dalka Masar Ee “Banque Misr” Oo Bilaabay Nidaamkii Uu Farac Uga Furan Lahaa Somalia.

 


Guddoomiyaha Bangiga Masar ee “Banque Misr”, Mohamed Al-eterbi ayaa xaqiijiyey inuu Bangigiisu bilaabi doono sidii loo samayn lahaa Xafiis Wakiil uga ah Bangiga gudaha dalka Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray in Faraca Cusub uu kaalin ka qaadan doono Taageeradda iyo Xoojinta Iskaashiya, Dhaqaalaha iyo Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeeya Somalia iyo Masar, iyo inuu Iskaashigaasi gacan ka geysan doono sidii loo tababari lahaa Shaqaalaha 6 Bangi oo ku yaalla Somalia.

Guddoomiyaha Bangiga Masar ee “Banque Misr”, Mohamed Al-eterbi waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu Guddoomiyaha Bangiga Somali Prime Bank, C/casiis Axmed iyo Wafdi Ganacsato Somali ah kula kulmay magaalladda Qaahira.



Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa Ku-xigeenka Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Masar, Hisham Okasha iyo Muniir Al-zaahid.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®