SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiir Beyle ” waxaan Codsaneynaa in nalaga Cafiyo Deymaha Caalamku nagu leeyahay”.



Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington oo uu uga qeyb galayo Shir ay isugu imaanayaan dalal ay ka mid yihiin kuwa Deymaha ku leh Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay codsan doonto in laga cafiyo Deymaha lacageed ee lagu leeyahay.

Mr Beyle ayaa hoosta ka xariiqay in Soomaaliya lagu leeyahay lacag dhan 5.5 Billion oo dollar waxaana uu ku nuux nuuxsaday in si looga cafiyo ay la timaado Dowlad Wanaag iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa.

Beesha Caalamka ayaa tan iyo bur burkii taageero la garab taagnaa Soomaaliya si ay dib ugu yagleesho Dowlad cagaheeda isku taagta.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®