SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya.

 


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu kulan la qaatay Safiirka dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay arrimo ay ugu Muhiimsan yihiin dib u dhiska Ciidanka Qalabka sida Soomaaliyeed.

Waxaana Ra’iisul Wasaaruhu ka dalbadya Dowladda Maraykanka in ay gacan ka geysato dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Mr Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay la kulmayay Safiiradda dalalka kala duwan ee Caalamka u matala Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®