SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qaadkii Muqdisho ka soo dagi jirey oo Loo Weeciyey Garoonka diyaradaha Magaalada Jowhar.

 

Ganacsatada Qaadka ayaa sheegay inay hakiyeen Diyaaradihii Qaadka ee uga soo degi jirey Garoonka Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho, sababo la xiriira Canshuurta oo lagu kordhiyey Kharajka laga qaado Qaadka.

Qaar ka tirsan Ganacsatadda ayaa sheegay in Diyaaradahooda si KMG ugu wareejiyeen Garoonka Diyaaradaha ee magaallo-madaxda Maamulka Hsale ee Jowhar.

Ma cadda sababaha rasmiga ee ay Ganacsatadda Qaadka u go’aansadeen arrintaasi.


Dhinaca kale, Kala-bar Diyaaradaha Qaadka keeni jirey magaalladda Muqdisho waxaa iska leh Xildhibaan Caddow Cali Gees oo isagu ka mid ahaa Murashixiintii isku soo taagay Doorashadii Madaxtinimadda ee Somalia.

Xildhibaan Caddow Cali Gees iyo Mas’uuliyiinta Deegaanka ee ka tirsan Maamulka Hirshabelle ayaa waxay horey u sheegeen inay dib u hawlgeli doonaan Garoonkii Diyaaradaha Cisaley ee Gobalka Sh/dhexe, si ay ugu soo degaan Diyaaradaha Qaadka iyo kuwa Rakaabka.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®