SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Loo Baahanyahay Iskaashi Iyo In Laga Wada Shaqeeyo Danta Guud

Madaxweynaha Jamhuuriyada fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in mdaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ay ku heshiiyeen in laga wada tashato danaha guud loona midoobo sidii hormar loo gaarsiinnlahaa dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in loo baahanyahay iskaashi iyo in laga wada shaqeeyo danaha guud ee dalka, waxaana uu ugu baaqay shacabka inay qaataan kaalintooda, si buu yiri meel looga soo wada jeesto hormar gaarsiinta dalka.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®