SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowladda Somalia Iyo Maamul Goboleedyada oo Saxiixay Qorshaha Sugida Amniga Qaranka

 


Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyey shir gaar ah oo magaalada Muqdisho, shalay iyo maanta uga socday madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, kaasi oo looga hadlay arrimo muhiim ah.

Madaxda ayaa marka hore isla meel dhigay arrimaha sugida amniga oo ay si wadajir u saxiixieen qorshaha qaran ee sugida amina dalka, waxaana isla meel dhigeen in si deg deg ah loo furo wadooyinka ay go’doomiyeen Al-shabaab, si looga saaro go’doonka deegaanada qaar ee dalka.

Kulankan oo ay goob joog ahaayeen madaxda dowlad goboleedyada waxaa kaloo si aad ah looga hadlay shirweynaha ka furmaya London oo ay madaxdu isla garteen in qorshe mideysan soomaaliya ay uga qeyb gasho kulankaas, si natiijada ka imaato ay u noqoto mid mira dhal ah.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®