SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wadahadallada Galmudug iyo Ahlusunna oo ka furmi rabo Muqdisho



Xildhibaan Bile Salaad Diini oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in loo baahan yahay in Masuuliyiinta labada Maamul ee Galmudug iyo Ahlusunna ay isu Tanaasulaan.

Sidoo kale Xildhibaan Bile Salaad Diini ayaa rajo fiican ka muujiyay Shirka la filayo in uu dhexmaro Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca isagoo ku nuux nuuxsaday in Rajo fiican ay ka soo baxdo.

Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa wada dadaallo ay ku dhex dhexaadineyso Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®