SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Howlgall laga sameeyay gobalkaSh/Hoose


Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgallo Ciidanka Miliitariga Soomaaliya ay ka sameeyeen Degaano ka tirsan Shabeelaha Hoose.

Ciidamadan ayaa si gaar ah waxa ay Howlgaladan uga sameeyeen Degaanada Leego, Yaaq-baraweyne, iyo Degaano kale oo hoosyimaada Degmada Afgooye.

Ciidamadan ayaa intii ay wadeen Howlgaladan waxa ay gacanta ku soo dhigeen Rag ku lebisan Dareeska Ciidanka Millitariga, kuwaasi oo lacago baad ah ka qaadanayay dadka shacabka ah ee isticmaala wadooyinka Shabeelaha Hoose.

Ibraahim Aadan Cali (Najax) Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Howlgaldan ujeedkooda uu yahay xaqiijinta Amniga Gobolka, lana sii wadi doono.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®