SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Guddiga Abaaraha dalka oo lacago lagu wareejiyay



Guddiga Abaaraha Qaran ee dalka ayaa waxa ay soo bandhigeen lacago loogu yaboohay Guddigaasi, taasi oo looogu tala galay dadka ay Abaaraha saameeyeen.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo xubin ka ah Guddiga Abaaraha Qaran ee dalka ayaa sheegay lacagahan in ay ka soo gaareen Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Suudaan.

Waxa uu sheegay Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Lacagtan soo gaartay in si deg deg ah ay ku gaarsiin doonaan dadka ku dhibaateysan Gobolada dalka.


Qeybo ka mid ah Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa mudooyinkan dambe waxaa ka jira Abaar daran oo leysay dadka iyo duunyada.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®