SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxda Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ku soo wajahan

Magaalada Muqdisho maanta waxaa la filayaa in ay yimaadaan qaar ka tirsan Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, kuwaasi oo ka qeyb galaya shir ka furmaya Magaalada Muqidsho.

Madaxda maanta Muqdisho imaaneysa ayaa waxa ay kala yihiin Madaxweynaha Koonfur Galbeed, kan Jubbaland iyo Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug, horey Muqdisho waxaa u joogay Madaxweynayaasha Puntland iyo Hirshabeelle.

Kulankan, ayaa waxaa la qorsheynayaa in maanta uu ka furmo Magaalada Muqdisho, waxaase macquul ah in uu dib u dhaco illaa Sabtida berrito ah, sida ay sheegeen ilo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya.


Madaxweyne Soomaaliya oo hogaamin doono shirkani, ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha ammaanka dalka, xoojinta xiriirka dowladda iyo Maamul Goboleedyada iyo shirka bisha soo socoto ka furmaya Magaalada London.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®