SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
12/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Galmudug xoog kusoo furatay 8 Badmaax oo ay heysteen Burcad Badeed

Ciidamada Nabad Suggida Galmudug ayaa Saaka Markale xoog kusoo furtay 8 badmaax oo u dhashay dalka India ka dib howlgal xooggan oo ay ka fuliyeen degaano hoos yimaada degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Gudoomiyaha degmada Hobyo Cabdulaahi Axmed Cali Faat ayaa sheegay in Ciidamada ay xoog kusoo furteen Ajaanibtaasi oo ay haysteen Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida.

Howlgalka ayaa dhacay Saakay Aroortii , waxaana Ciidamada Ammaanka sidoo kale ay soo qabteen 4 ka mid ah Burcaddii haysatay Ajaanibta.

Ciidamada Galmudug ayaa horay usoo furtay dooni Ganacsi iyo sidoo kale Ajaanib ay haysteen Burcadbadeeda.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®