SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Sh/Hoose oo Sheegay Inaysan Awoodin Wax Ka Qabashada Amaanka

 


Gudoomiye ku xigeenka amniga ee maamulka gobolka shabeellaha hoose Cali nuur Maxamed ayaa shegay in dhibaatooyin dhinaca amniga iyo xaalado dagaal ay ka jiraan Shabeelaha hoose, islamarkaana maamulka gobolka kaliya eysasan ku filneyn waxka qabashada amaanka gobolkaas.

Cali nuur oo hadlay ayaa waxaa uu tilmaamay in gobolka uu u bahanyahay shaqo culus, iyo in la xoojiyo dagaalka Alshabab,islamarkaana loo baahan yahay in dowladu ay gacan ka geysato howlgalada ka dhanka ah Alshabaab ee gobolka Shabeellaha hoose.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®