SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War Deg Deg ah:- Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowlada iyo Al-Shabaab oo ka socda Sh/Hoose

 

Wararka naga soo gaaraya Degaanada Boofoow iyo Kabtanlaas ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inuu hadda ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Al-shabaab.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Dagaalku uu yimid ka dib Markii Ciidamada Dowladda ay Weerar ku qaadeen Fariisimo Al-Shabaabku ay ku leeyihiin,waxaana Dadka degaanka laga soo xigtay in ay Maqlayaan Jugta Madaafiic ay labada dhinac is weydaarsanayaan.

Degaanada Boofoow iyo Kabtanlaas ayaa u dhow Degaanka Janaale oo hadda ay Maamulaan Dagaalameyaasha Al-shabaab.

Illaa hadda Lama Oga Khasaaraha uu Sababay Dagaalka ka socda Gobolka Shabellaha Hoose ee u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®