SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay Dagaalada Gobolka Sh/dhex

 


Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Baaq Deg Deg ah u diray Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamaya Tuulooyin Hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in iyadoo Dalka ay Abaar xun ka jirto in lagu Dul dagaalamo Dadkii ay Abaartu daashatay,waxaana uu Dalbaday in Deg Deg loo joojiyo Dirirta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe iyo kan Hirshabeelle ayuu ugu baaqay in ay wax ka qabtan dagaalka lagu Gubay Tuulooyinka islamarkaana ay u istaagaan sidii loo damin lahaa.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®