SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Degmada Buurdhuubo Oo Laga Musuq-Maasuqay Lacagihi Logu Talagalay Abaarha

 

Wararka ka imaanaya degmada buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in la musuq maasuqay lacaigihi saxda ahaa ee gudiga gurmadka abaaraha ay ugu talagaleen Degmada Buurdhuubo.


Gudoomiye Ku Xigeenka degmada Buurdhuubo C/Raxmaan Cali Guuleed oo la hadlay Idaacadda Simba ayaa sheegay in aan sidi logu talagalay loo gaarsiin degmadaasi lacagti gudiga gurmadka abaaraha ay u dhiibeen maamulka jubaland ee loogu talagalay dadka ku nool gedo.

Gudoomiye Ku Xigeenka ayaa tilmaamay in dhibaatooyin abaaraha ay ku reebeen degmada ay jiraan islamarkaana xaalad xun ay heysato dadka ku nool degmada buurdhuubo.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®