SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-Shabaab oo weeraray saldhigga ciidanka AMISOM ee Jalalaqsi, Hiiraan

 

Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaadey saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan AMISOM ee ka socdey dalka Jabuuti.

ar ka soo baxay AMISOM ayaa lagu xaqiijiyey weerarka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ku yaley degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo qiyaastii dhanka Koonfureed uga beegan Beledweyne masaafo dhan 140km.

AMISOM ayaa sheegtey in ciidankoodu degdeg uga jawaabeen weerarka, waxaana ay gaarsiiyeen khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah malayshiyaadka al-Shabaab, dhankooda kama hadlin khasaaraha soo gaarey.

Idaacadda ku hadasha afka al-Shabaab ee Andulus ayaa sheegtey in ay weerarku qaadeen ilaa saddex saldhig oo ku yaala Galbeedka jalalaqsi, ma sheegan in ay qabssadeen saldhigga waxayse sheegteen in ay khasaaro gaarsiiyeen.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®