SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Isdiwaan Gelinta Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo maanta ku eg

 

Sida ay horay u shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug waxaa maanta ku eg Isdiwaan Gelinta Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug.

Isdiwaangelinta oo bilaabatay 1-4-2017 ayaa waxaa loogu tala galay in lasoo gabagabeeyo maanta.

Ilaa iyo hadda lama ogga Musharaxiinta Isdiwaan geliyay laakiin Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu waddaa Saacadaha soo socda in ay shaaciyaan tirada musharaxiinta Isdiwaan geliyay.


10-Bishaan lagu wadaa in Magaalada Cadaado lagu qabto Doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®