SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com


Warbixin ku sabsan Sababta keentay in diyaarado ka baxay Muqdisho lagu sii baaro Garoonka Wajeer.

 

Cillad Farsamo oo dhinaca maamulka ah awgeed ayaa 2 diyaaradood oo ka duuley Airporka Aadan Cabdulle kuna sii jeedey Nairobi lagu leexiyey wajeer, diyaaradaha ayaa waxaa ka dhimanaa warqado ay bixiso wasaaradda Gaadiidka Kenya sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha duulista hawada ee labada dal.

Heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya ee ku saabsanaa dulimaadyada tooska ah waa mid shaqeynayaa isla markaana aysan jirin wax caqabad oo hortaagan, waxaana laga codsanayaa shirkadaha maamula diyaaradaha in ay qaataan warqadaha lagama maarmaanka u ah duulimaadyada tooska, sida warqadda duulimaandka waqtiyeysan.

Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya waxay si aad ah uga xuntahey waqtiga ka dhumay rakaabkii saarnaa diyaaradaha lagu leexiyey Wajeer, waxayna rajeynaysaa inaysan dhicin markale.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®