SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo Duqa Muqdisho ku Wareejiyay 52 Gaari iyo Warshad Dhismo

 


Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa Duqa Magaalada Muqdisho ku wareejiyay 52 Gaari oo waa weyn iyo Warshad Dhismo oo loogu tala galay in lagu hormariyo Caasimadda.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato horumarka ka socda Muqdisho.

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu sidoo kale sido mucaawino ay dowladda Turkiga ay ugu tala gashay dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay Gaadiidka ay dowladda Turkiga ugu deeqday gobolka Banaadir.

Sidoo kale Gudoomiye Madaale ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay ugu Faa’deyn doonaan deeqdaan ka timid dowladda Turkiga ee Gaadiidka ah.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®