SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowlada Burundi oo sheegatey in y dib uga laabanay ciidamadii ay ka saari lahayd Soomaaliya

 


Dowladda Burundi ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay Go,aan keedii ahaa in ciidamadeeda jooga Soomaaliya kala bixi doonto kaddib markii la xaliyay Cabashooyin ay ka tabanayeen Ururka Midowga Afrika, isla markaana ay ciidamadeedu baaqi kusii ahaan doonaan Soomaaliya.

Arrintaan ayaa timid kaddib markii wada hadallo ay dhexmareen Madaxweyne kuxi-geenka koowaad ee Dalkaas iyo Guddoomiyaha Amniga iyo Nabad Gelyada Midowga Afrika Ismaaciil Sharqi,iyadoo laysla gartay in la joogteeyo Mushaaraadka Ciidamada Burundi ee ka midka ah Howlgalka AMISOM ee jooga Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Burundi ayaa horay ugu hanjabay Ururka Midowga Afrika in uu Dacweyn doono haddii ay bixin waayaan mushaaraadka Ciidankooda jooga Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®