SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
02/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wariye Hanad Cali Guuleed oo Isagoo Xirxiran Laga Helay Duleedka Afgooye

 

Wariye Hanad Cali Guuleed oo shalay ay afduubteen kooxo hubeysan oo aan la aqoonin halka ay ka tirsan yihiin ayaa goordhaweyd waxaa naloo xaqiijiyay in u dib u helay xuriyadiisa.

Wariyaha oo muddo 24-saac gacanta ay ku hayeen kooxda aan la aqoonin ayaa la sheegay in ay jirdil Xoogan ay u geysteen islamarkaana ay ku xireen qol yar.

Hanad Cali Guuleed oo ka Tirsan Shaqaalaha idaacadda Goob-joog Fm oo xirxiran islamarkaana si xun loo jir-dilay ayaa saakay waxaa Laga helay duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dhanka kale Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo warbaahinta la hadlay ayaa sheeegay in wariyaha ay afduubteen Xarakada Al-shaabab islamarkaana ay kasoo badbaadiyeen, kadib howlgal ay sameeyeen.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®