SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Oo Digniin U diray Shaqaalaha Dowlada.

 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Fariin Udiray Shaqaalaha Dowlada Oo aana Shaqada Qaban Isagoona Sheegay in qofkii shaqaalaha Dowlada Katirsan aanan Shaqeynin uusan Xaq U lahyn in uu Helo Mushaar.

C/raxmaan ducaale Wasiirka Maaliyada ayaa sidoo kale Sheegay in Hada wixii ka Dambeeya ay Shaqaalaha Dowlada ay heli Doonaan Mushaarka ay Xaqa u leeyihiin.

Dhanka kale wasiirka ayaa Sheegay in Dhaqaalaha Kasoo Xarooda Dekedaha ku yaala Maamul Goboleedyada ay ka wada Xajoon Doonaan.

Wasiir Beyle ayaa Maanta waxaa lagu Wadaa In uu si Rasmi ah ula Wareego Xilka isagoona kala wareegi Doona Wasiirkii Hore ee Maaliyada C/raxmaan Fargeeti.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®