SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Warar ugu Dnbeeyey ee Doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug halka ay mareyso

 

Diyaar Garowgii ugu dambeeyay ee doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ka socota Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa lagu wadaa 10 Bishaan in ay doortaan Madaxweyne cusub , waxaana ka harsan 9 Maalmood oo keliya.

Waxaa jira Musharaxiin badan oo u taagan xilka Madaxtinimada maamulka Galmudug, kuwaa soo Olalahooda ka wadda Magaalada Muqdisho.


Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in ay u gudbiyaan Xildhibaanada Galmudug Jadwalka Doorashada.

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga doodi doona Jadwalka ay keeneen Guddiga Doorashada.

Maamulka Galmudug ayaa hadda waxaa hoggaamiya Madaxweyne kuxigeenka maamulkaasi ka dib markii Madaxweynihii maamulkaasi uu isku casilay Sababo Caafimaad owgeed.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®