SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamo ka wada tirsan DF oo is rasaaseyn xalay ku dhexmartay Magaalada Muqdisho


Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay israsaaseyn waxa ay ku dhexmartay Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in xilli Ciidamada Nabad Sugida ay baaritaanno iyo howlgallo ka wadeen Xaafado ka tirsan Degmooyinka Wardhiigleey iyo Yaaqshid ay is Rasaaseyn dhex martay iyaga iyo Ciidamo Milatariga Dowladda Soomaaliya ka tisran.

Israsaaseynta ayaa ka dhacday Xaafadda Xamar Jadiid ee Degmadaasi Wardhiigleey.

Mana Cadda Khasaaraha ka dhashay xilliga oo Habeen ahayd aawgeed ,iyadoona Rasaasta ay isweedaarsanayeen si weyn looga maqlayay Xaafadaha degmada Wardhiigleey inta badan.

Sidoo kale lama oga Howlgalladaasi xalay ay Ciidamada Nabad Sugidu ka sameeyeen qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir cidda ay ku soo qab qabteen.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®