SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/04/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ahlusunna Waljamaaca oo Magaalada Dhuusamareeb ka qabtay Dad Ajaanib ah.

 


Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa gacanta ku dhigay 2 Nin oo Ajnabi ah.

Raggaani ay qab qabteen Ciidamada Ahlusunna ayaa la sheegay in ay ku hadlayeen Luqadda Ethiopian-ka.

Ciidamada Ammaanka Maamulkaasi Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca oo raggaan dhigay Xabsi ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa la soo warinayaa in haatan ay baaritaanno xoogan ku hayaan.

Lama oga u jeedada raggaasi iyo sababaha ay u joogeen Magaalada Dhuusamareeb oo uu ka arrimiyo Maamulka Gobollada Dhexe.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®